HomeWarkiiXassan Cali Kheyre oo goor dhaw ka hadlay geerida Gen.Sheegoow

Xassan Cali Kheyre oo goor dhaw ka hadlay geerida Gen.Sheegoow

Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw war ka soo saaray geerida galabta ku timid Gen.Sheegoow Axmed Cali oo ku dhintay isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.
Qoraal uu xassan Cali Kheyre soo saaray ayaa sidan u qornaa:-
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waa maalin kale oo aan weynay sarkaal qiima badan oo waqti badan geliyay dadaallada dalka looga xoreynayo kooxaha Khawaarijta ee caadeystay daadinta dhiiga ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoyska uu ka baxay uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid AUN Sheegow Axmed Cali oo ahaa sarkaal usoo halgamay difaaca dalka, dadka iyo diinta.May be an image of 1 person and smiling
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -