NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Magqalada Nairobi kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Keny William Ruto
Labada Madaxweyne waxag ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
Advertisement
Madaxweyne Xassan ayaa lagu wadaa inuu Kenya ku soo afjaro safaro shaqo uu ku tagay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya marka laga reebo Itoobiya oo khilaaf uu kala dhexeeyo Somalia.
Kulamada iyo socdaalka Madaxweynaha ayaa salka ku haya katashiga dalalka ciidamada Somalia usoo doro doona howlgalka xiga kan Atmis oo ku eg dhamaadka sanadkaan.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement