HomeWarkiiXarunta Hogaanka Gaadiidka ee Ciidanka Boliiska oo dib u dayactir lagu sameeyay

Xarunta Hogaanka Gaadiidka ee Ciidanka Boliiska oo dib u dayactir lagu sameeyay

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray dib u habeyn iyo qalabeyn lagu sameeyey Xarunta Hogaanka Gaadiidka ee Ciidanka Boliiska.
G/le Maxamed Cismaan Xirsi(Hindi) oo ah Taliyaha Hogaanka Gaadiidka oo dhawaan xika loo magacaabay ayaa muddo kooban shaqada Hogaanka derdergelin ku sameeyey ,isagoo ka duulaya dhaqan gelinta amarkii Taliyaha ee ahaa qurxinta Xafiisyada shaqada iyo Tayeynta Ciidanka Boliiska .
Taliyaha oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in muhiimad gaar ah u leedahay in la qurxiyo Xafiisyada lagu hayo shaqada Ciidanka iyo kuwa Bulshada loogu adeego maadama ay qeyb ka yihiin qorshayaasha cusub ee lagu hagayo Ciidanka Boliiska.May be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 7 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, dais and text that says "耳 D0 ĐC"May be an image of 3 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -