Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xil cusub magacaabay saacadihii ugu dambeyay.

Xamze Cabdi-Barre wuxuu u magacaabay Sadaq Maxamed Axmed, in uu noqdo Isku-duwaha Guddiga Fududeynta Arrimaha Ganacsiga.

Advertisement

Magacaabistaan ayaa ku soo aadaysa xili shalay Xukuumadu soo bandhigtay wax qabadkeeda mudadii labada sano ay jirtay iyadoo calaa wasaarad ay soo bandhigtay wixii u qabsoomay.

May be an image of 1 person and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here