Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara.
Advertisement
Qorshahaan ayaa ah mid hal Milyan oo barakacayaal loogu sameyn doono dib u deegaameyn ah sida Xukuumada Dan Qaran ku dhawaaqday.
Tan iyo wixii ka danbeeyay sanad ka hor markii ay da;’een roobab keenay daadad xoog leh ayaa waxaa soo batay dadka ku gurya beelay masiibadaani rabaaniga ah .
Duleedyada Muqdisho iyo Gobolada Dalkaba waxaa degan dad badan oo barakaayaal kuwaasoo badankood xitaa aan heysan waxay quutaan ,iskaba daa hoy ay degaane.
Advertisement