Sida aan ka soo xiganay talefishinka Maamulka Somalilan Wiil dhalinyaro ah ayaa isku dal dalay Magaalada Hargeysa inkastoo la bad-baadiyay intuusan dhiman.

Isbitaalka ayaa la gaarsiiyay isagooi dhaawac weyn uu soo gaaray mana cada wali sababta ku kaliftay inuu is dal-dalo.
Qoraalka telefishinka Maamulka Somaliland ayaa sidan u qorna:-
Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa soo badbaadiyay Wiil dhalinyara oo isa soo daldalay.

Ciidamada Dabdemiska ayaa markii ay dhameeyeen hawlgalkii Kaalinta Shidaalka Ee Kaah ayaa waxaa ciidanku u baxeen hawlgal kale kaasi oo ahaa wiil yar oo isa soo daldalay.

Ciidanka Dabdemiska ayaa wiilkaas yar soo gaadhsiiyay cisbitaalka Amal Grand Hospital.

May be an image of 4 people, ambulance and hospitalMay be an image of 10 people, ambulance, street and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here