Wasiiru Dowlihii wasaaradda Qorsheynta Xildhibaan C/rashiid Jire Qalinle iyo Wasiir ku xigeenkii wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumaa Faderaalka Soomaaliya ayaa Xildhibaan Axmed Cusman Ibraahim Daqare  maanta iska casilay xilalkooda iyagoo dhamaantoodna Dowlada ku eedeeyay inay ka weecatay wadadii saxda ahayd.

Wasiiradaan waxay ku eedeeyeen Xukuumada Xamza Cabdi-Barre inay ka shaqeyso dano gaar ah halkii laga rabay inay dalka guud ee dalka ka shaqeyso.

Advertisement

Hadaba halkaan ka akhriso labada warqad ee wasiiradaan soo saareen iyagoo sidooda u qoran:-
May be an image of textMay be an illustration of text

May be an image of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here