HomeWarkiiWasiirkii Difaaca Somalia oo soo bandhigay waxqabadkiisa mudadii uu xilka hayay

Wasiirkii Difaaca Somalia oo soo bandhigay waxqabadkiisa mudadii uu xilka hayay

Wasiirkii hore ee Difaaca Somalia C/qaadir Maxamed Nuur oo dhawaan loo badalay Wasiirka Dekada islamarkaana ay soo dhawaatay xil wareejintiisa ayaa soo bandhigay waxqabadkiisa mudadii uu xilka hayay.
Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayaa sidan u qorbaa:-
Mudadii aan hogaaminaayey Wasaardda Gaashaandhiga maxaa noo qabsoomey?
Wasaaradda Gaashaandhigga JFS waxaa lagu sameeyey isbeddel weyn oo ku saleysan aragtida Madaxweynaha Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud — aragti ah Soomaaliya ammaan ah, midaysan oo madax-bannaan.
🔹 In ka badan 20,000 oo askari oo ka tirsan CXDS ayaa la tababaray
🔹 In ka badan 5,000 oo argagixiso Khawarij ah ayaa la diley
🔹 In ka badan 10 heshiisyo difaac ayaa la saxiixay
🔹 In ka badan 200 safarro diblomaasiyadeed ayaa la fuliyay
Dhaxalkaani waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed ee diiday inay isdhiibaan.
May be an image of 1 person and text that says "ปร์ AMNI MOHAMED AMN/ABDULKADIR NUR ABDULKADIR DINENEA Diplomatic DiplomaticVisits Visits 200+ SNA SNASoldierTrained Soldier SoldierTrained Trained 20.000+ Signed SignedDefense Defense Agreement 10+ Number of Khawarij EllminatedDuring Eliminated dDuring Term 5000+ FMS Visits 14+ Number NumberofDays of fDays Spento SpentontheBattlefield Battlefield 250+"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -