HomeWarkiiWasiirka Maaliyadda oo hadalo ka jeediyay Bangiga Adduunka +SAWIRRO

Wasiirka Maaliyadda oo hadalo ka jeediyay Bangiga Adduunka +SAWIRRO

May be an image of 4 people, newsroom, dais and text that says "WORLD WORLDBANKGROUP BANK BANKGROUP GROUP S 6 + WORLD ΒΑΙ SOMALIA"Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Washington DC ayaa ka qeyb galay shirka heerka sare ee Bangiga Adduunka.
Shirka oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika ayaa Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige waxa uu jeediyay khudbad uu nuxurkeeda uga hadlay horumarka dhaqaalaha Soomaaliya iyo dadaalada Xukumadda ee ah kobcinta dhaqaalaha iyo maalgalinta fursadaha muhiim ah ah ee shaqo abuur u noqon kara bulshada Soomaaliyeed.
Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa sidoo kale hadal-jeedintiisii waxa uu diiradda ku saarey sidii looga gudbilahaa xaalada u jilicsanaanta xiliyada adag, isagoo tilmaamay in Dowladdu dajisay qorsheyaal muhiim u ah u adkeysiga aafooyinka dhaca xiliyada qaar.
Marka loo eego xaaladda dalalka soo koraya, colaadaha iyo masiibooyinka dabiiciga ahna ay ku dheceen, Soomaaliya waxa ay hoggaaminayaa sida loo maro dhabbaha soo kabashada iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.May be an image of 7 people and textMay be an image of 11 people, newsroom and textMay be an image of 3 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -