MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Wasiirka Kheyraadka iyo Dalxiiska ee dalka Tanzania Dr. Pindi Chana kaasoo isaga iyo xubna la socday ka soo degeen garoonka diyaarada Adan Abdule ee Magaalada Muqdisho.
Masuuliyiin Dowlada Somalia ka tirsan ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey,waxaana ka mida masuuliyiimntaasi Agaasimayaal ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Somalia iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania Danjire Ilyaas Cali Xasan.
Advertisement
Masuulkaan ayaa lagu wadaa inuu la kulmo xubno ka tirsan Dowlada Somalia inta uu joogo Magaalada Muqdisho.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement