Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Azerbajan ayaa ka qayb galey sanad guurada 5-aad ee Bandhigga Difaaca “ADEX” ee dalkaas.

“Waxaan fursad u heley inaan arko horumarka Tiknolojiyada difaaca ee dunidu gaartey, waxaa naga go’an inaan ku qalabeyno ciidamadeena agabka ugu sareeya ee difaac,” ayuu yiri Wasiirka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed.

Warka Wasiirka ayaa ku soo aadaya xili Dowladu bilowday inay qalabeyso Ciidamada Dowlada madaama laga yaabo in Itoobiya iyo Soomaaliya dagaal dhexmaro sababo la xiriira qorshaha Itoobiya oo ah inay bad xoog ama xeelad mid ku ku helaan.
May be an image of 4 people and textMay be an image of 11 people, crowd and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 10 people, submarine and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 5 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here