MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac Wasiirka Wasaaraadda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka dowlada Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Richard H. Riley.
Labada masuul waxay kawada hadleen xaalada Somalia gaar ahaan dhanka amniga sida dagaalada Dowladu kula jirto xooggaga Alshabaab.
Sidoo kale waxay ka wada hadleen dib u dhiska Ciidamada Xooggaga iyo qorshaha bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM
Advertisement