Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Khawaarijta lagu jebiyay howlgalo maanta iyo shalay ka socda deegaano ka kala tirsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.

“Geesiyaasha Qaranka oo kaashanaya shacabkooda maanta iyo shalay waxay Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud jug weyn ku gaariiyeen Khawaarijta,” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.

Deegaanka Dhagax-yaale ee duleedka Waniile ee Bariga Galgaduud ayaa ka mida meelaha la isku fara saaray islamarkaana Dowladu guulo waa weyn ka sheegatay
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here