
“Khawaarijta Jab aad u balaaran ayaa 20 kii maalin ee la soo dhaafey ku gaarey gobolada dalka, rafadkii ugu dambeeyey ayey ku jiraan, Gessiyaasha CQS iyo kuwa deegaanka waa mahadsanyihiin”. ayuu yiri Wasiir C/qaadir
Ciidanka Xooogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa cashiro lama ilaawaan ah Khawaarijta ugu dhigay gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe, iyadoo laga laayey Horjoogayaal halka kuwo dagaalamayeyna gacanta lagu dhigay.
Advertisement
