Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali {Xoosh} ayaa maanta booqday magaalada Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta, isaga oo la hadlay hey’adaha amniga, geesiyaasha xoogga dalka iyo bulshada deegaanka.

Booqashadda Wasiirka waxaa ku wehliyey Wasiirro ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland.

Advertisement

Maalmo ka hor ayay ahayd markii Magaalada Buulo-xaaji laga saaray Alshabaab,waxaana markaa kadib magaaladaasl booqanayay  masuuliyiin kala duwan.

Madaxweynaha jubaland oo ka mid ah masuuliyiintii booqday ayaa shacabka ka balan qaaday in ciidamada qaranka iyo kuwa Jubaland aysan dib uga laaban doonin Buulo-xaaji.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here