
Booqashadaan oo ahayd mid shaqo ayay kula kulmeen masuuliyiin sida Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska Maamulka Khaatumo.
Ibraahim Jaamac oo ah Wasiirka Amniga Khaatumo iyo Taliyaha Boliiska SSC-Khaatumo Sareeye Guuto Siyaad Maxamuud ayaa soo dhaweyn kadib waxay ka warbixiyeen waajibaadka shaqo ee ka saaran xaqiijinta amniga dalka, ilaalinta nafta, hantida iyo sharacabka reer SSC Khaatumo.
Masuuliyiinta Dowlada ayaa Laascaanood waxay ku weyhlinayaan Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi-Barre oo shalay gaaary Magaalada Laas-caanood halkaasoo saakana uu mashaaariic ka dhagax dhigay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM









DAYNIILE.COM









