Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta lagu dhaariyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka, wasiirro iyo wasiiru dowlayaal uu dhowaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre.

Xubnahaan ku soo biiray Golaha Wasiirada Somalia iyo Ra’iisulwasaare xigeenka waxaa magacaabay Ra’iisulwasaaraha sooomaaliya Xamza Cabdi-Barre.

Advertisement

May be an image of 19 people, dais and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here