Sida lagu daabacay baraha bulshada maamulka Jubaland Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta ka qayb galay gagagabada Barnaamijka Hoggaaminta iyo Horumarinta Hay’adaha Dowladda oo muddo shan maalin Caasimadda Paris ee Dalka France uga socday masuuliyiin ka kala socday Qaaradaha Afrika, America, Yurub, Aasiya iyo Australia.

Xiritaanka Shirka kadib, Wasiirka ayaa kulan doceedyo la yeeshay Madaxdii iyo Diblumaasiyiintii ka soo qayb gashay Shirka, si loo abuuro wada-shaqeyn iyo iskaashi xal loogu raadinayo caqabadaha Dunida ku gedaaman oo ay ka mid yihiin yareynta Saboolnimada , Isbadelka Cimilada, Sugnaanta Cuntada IWM.
May be an image of 2 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here