Maxaa kala socotiin xaaladda cakarin ee ka taagan wasaaradda gadiidka duulista hawada waxaa in mudo ah xayrin License-ka iyo taargadi & buugi looga shaqeenaya bulshada Soomaaliyeed sidoo kale waxaa xanabin dhamaan howlahi kasocday wasaaradda gadiidka.
Haddaba waxaa lagu sheegay in aan loo haynin wax qarash ah maadama biti kaashki lagu shaqeyn lahaa ay qaybsadeen wasiirka gadiidka Marwo Fardowso Isman Cigale iyo Agaasimaha Guud Bashiir macalin Ali oo ah nin dhalin yaro ah oo aan lahayen qibrad ku fillan waxana laga yaaba in gabi ahaanba wasaaradda xiranto.
Sikastaba ha ahaate waa marki ugu horeesay ee dhacdo sidaan in bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalka banaadir ay waayeen taargo iyo license ki waxaana la yaab ah ilaa iyo haatan xukuuumada Xamza kama hadal mana jirto wax dabagal ah ee lagula xisaabtamaayo masuuliyiinta shaqadooda gabay oo kamid ah tahay wasiirada gadiidka Fardowsa.