Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ku wargelisay dhamaan ganacsiyadda kala gedisan in laga bilaabo 18-ka Agoosto 2024 ay qaan sheegad kasta oo ay macaamiishoodu alaab ku gadanayaan ay ku daraan 5% oo ah qiimaha canshuurta gadidda, si looga baaqsado in ganacsadaha lacagtii uu alaabta ku gatay ay u go’do canshuur ahaan.

Wasaaradda maaliyadda ayaa ogeysiinaysa macaamiisha ganacsiyadda iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed inay si toos ah u dhaqangelin doonto qaadidda canshuurtaas.Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ku wargelisay dhamaan ganacsiyadda kala gedisan in laga bilaabo 18-ka Agoosto 2024 ay qaan sheegad kasta oo ay macaamiishoodu alaab ku gadanayaan ay ku daraan 5% oo ah qiimaha canshuurta gadidda, si looga baaqsado in ganacsadaha lacagtii uu alaabta ku gatay ay u go’do canshuur ahaan.

Advertisement

Sidoo kale wasaaradda maaliyadda ayaa ogeysiinaysa macaamiisha ganacsiyadda iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed inay si toos ah u dhaqangelin doonto qaadidda canshuurtaas.

May be an image of text

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here