Wasiir dowlaha Wasaaradda Gaashandhigga XFS Cumar Cali Cabdi ayaa kulanka furey iyadoo shirkaas ay kasoo qeyb galeen Xoghayaha joogtadda ah Wasaaradda Cadaalada, Agaasimaha Guud Wasaaradda Qoyska iyo Xaquuqul Insaanka , Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga.
Sidoo kale waxaa Shirka ka qeyb galey Wakiilka illaalinta xaquuqda Caruurta iyo Xaquuqul Insaanka ee UNTSOM iyo Wakiilka illaalinta Xaquuqda Caruurta iyo dhamaan Saraakiisha ka. Shaqeyso arrimaha xaquuqda caruurta.
Kulaankaas waxaa loogu hadley sidii loo illaalin lahaa badqabka caruurta soomaaliyeed hoosna loogu dhigi lahaa wax yeeladda caruurta xilliyadda dagaal.![May be an image of 7 people and text](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 1 person, dais and text](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![No description available.](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![No description available.](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 1 person and newsroom](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 2 people and dais](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 2 people](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![No description available.](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 2 people, people studying and newsroom](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 1 person and newsroom](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
Advertisement