Sida aan ka soo xiganay Warbaahinta Dowlada Wasaaradda Amniga Gudaha dalka ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Laandheer ee waqooyiga Galgalduud, waxayna laamaha ammaanka DF iyo Maamulka Galmudug fartay in laga hortago shaqaaqooyinka iyo xasaradaha soo cusboonaaday.
Advertisement
Advertisement