MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Somalia ayaa Saaka xabsiga dhigay Agaasimaha Radio Shabelle Iyo Wariye isla idaacadaasi ka tirsan walina lama oga sababta.
Agaasime Abukar Sky iyo Wariye Soofeysane ayaa lagu xirey Saldhiga Booliiska Degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho..
Masuuliyiinta Idaacad Shabeele ayaa xaqiijiyay xariga wariyaha.
Dhanka kale bahda Warbaahinta Soomaaliya qarkood iyo maamulka TV shabeele ayaa ku baaqaya in xoriyadiisa dib loogu soo celiyo wariyaha.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM