Dowladda Suudan ee uu hogaamiyo Abdel Fatah al-Burhaan oo sanadkii ugu danbeeyay dagaal kula jirtay ciidamadda Mucaaradka RSF ayaa si rasmi u diiday Codsiga Ruushka uga yimid
Advertisement
Codsigaas oo ahaa in uu saldhig ciidan ka sameysto Xeebaha badda Cas ee Port Sudaan
Somaalida Waxaa laga rabaa inay si cad uga hor timaado damaca Itoobiya ee ku saleysan inay xoog kusoo dagaan biyaha Badda ee somaaliya
Abiy Axmed maanta tabar maleh xukunkiisa Waxuu iskugu soo uruuray Adis Ababa jidkasta oo soo gala Adis ababa Waxuu u xiran yahay Mucaaradka Oromadda & Amxaaraddda
Sudaan ,Ruushka oo kamid Quwadaha Dunidda kajira ayaa ku gacan seyrtay
Somaalida,Abiy Ahmed oo Afka noolle ah oo aan awood ciidan laheyn ayay iskaga filnaa wayeen
Sow Ciil iyo Ceeb aduun mahan
Advertisement