Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa wali waxa waxay wadaan howlgalo ka dhan ah Alshabaab iyagoona talaabooyinkooda sii balaarinaya.

Wararka ugu dambeeya ee aan ka heleyno ayaa sheegaya in howlgalada ka socda waqooyiga Jubada hoose in deegaano alshabaab ku sugnaayeen cagta ay mariyeen ciidamada isbahaysanaya.
iyo kuwa xoogga dalka ayaa wali howlgalo lagu baacsanayo Argagixisada ka wada deegaanada waqooyi ee gobolka Jubada hoose gaar ahaana
Deegaano ku dhow degmada Xagar ayay wararku tilmaamayaan in Ciidamadu ayaa bur-buriyeen fariisimo Alshabaab  ay ku lahaayeen halkaasi.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in deegaanadaani laga eryay Alshabaab inay dad deegaanka ku dhibaateyn jireen sida lagu sheegay warbaahinta Maamulka Jubaland.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 1 person, tree and grassMay be an image of 5 people and jeepMay be an image of 7 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 6 people and jeepMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 people and jeepMay be an image of 1 person
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here