Ugu yaraan afar qof oo kale ayaa lagu dilay xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha Qaza.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku adkeysanaya inuu taageerayo qaabka xabbad joojinta ee Gaza, laakiin wuxuu ku eedeeyay Xamaas inay soo bandhigtay shuruudo ka hor imaanaya isagoo sidoo kale ku celceliyay in dagdaalku uusan joogsan doonin ilaa XaĹąmĹąaĹąas laga adkaado.

Advertisement

Ugu yaŹraan 38,345 qof ayaa lagu dilay 88,295 kalana waa lagu dhaawacay dagaalka Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii October.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here