QAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan shan falastiiniyiin ah oo ay ku jirto gabar ayaa lagu dilay weerarro habeenimo ah oo Israa’iil ay ku qaadday laba guri oo ku yaalla Deir el-Balah.

Difaaca madaniga ah ee Gaza ayaa sheegay in saddex ka mid ah dhakhaatiirteeda ay dileen diyaaradaha Israel 12 kalena ay ku dhaawacmeen iyaga oo dadaallo samatabixin ah ka waday bartamaha xerada qaxootiga Bureij.

Advertisement

Milatariga Israel ayaa xaqiijiyay in ay weeraro ka geysanayaan xaafadda Shujayea ee magaalada Gaza ka dib markii ay raacday sirdoon muujinaya joogitaanka xamaas.

Ugu yaraan 37,765 qof ayaa lagu dilay 86,429 kalena waa lagu dhaawacay dagaalka Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii October.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here