Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Salwan Momika, ninkii caan ku noqday gubista Qur’aanka ee Sweden, lagu toogtay magaalada Södertälje habeenkii xalay. Warkan waxaa baahiyay wargeyska Expressen iyo wargeyska maxalliga ah ee LT.

Salwan Momika ayaa horey uga careysiiyay Muslimiinta gudaha iyo dibadda Sweden kadib markii uu sameeyay dibadbaxyo uu ku gubay ama ku dhaawacay Qur’aanka kariimka ah.

Advertisement

Waxaa xusid mudan in maanta ay bilaabatay maxkamadeynta Salwan Momika iyo Salwan Najem, oo lagu eedeeyay inay kicinayeen dad gaar ah.

 

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here