Madaxweynihii hore ee Soomaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa digniin adag u diray ganacsatada ay Xasan Sheikh Maxamuud iyo Kooxdiisa ka iibinayaan dhulalka danta guud.
Advertisement
Advertisement