Wararka naga soo gaaraayo magaalada Muqdisho iyo Qaahira ee Dalka Masar ayaa sheegayo in ay wado Dowlada Soomaliya qorsha ah in ay gabi ahaanba isaga baxdo heshiiska magaalada Ankara ee Turkiga kaas oo ah in Soomaliya siiso Etoobiya Badda, Etoobiyana looga baahan yahay in ay xaq dhowrto madaxbanaanida Soomaliya.
Dowlada Etoobiya ayaa jabishay heshiiska labada Dal iyadoona maanta ka qeyb qaadatay dagaalada u dhaxeeyo Dowlada Federaalka iyo Jubbaland.
Arinkaan ay Dowlada isaga baxeysa Heahiiska Badda ayaa Soomali badan Sodhaweynayaan iyadoo loo arka Heshiiska.mid lagu xalaaleysanayo Badda Soomaliya
Dhanka kale wasiirka Arimaha dibadda ee Soomaliya ayaa magaalada Qaahira u joogo arintaa iyadoona Dalka Masar cadaasi ku saaraayo Soomalida in ay isaga baxaan Heshiiskaasi