Waxaa waqti kordhin loo sameeyay Howlgalka Midowga Yurub ee Badda Soomaaliya kaasoo la gaarsiiyay ilaa 2027.
War saxaafadeed kasoo baxay dhanka Ururka Midowga Yurub ayaa lagu cadeeyay mudo kordhintaan oo ka dhalatay go’aankii hore ee Golaha Midowga Yurub ee dhamaadkii 2023 ee ahaa in loo cusboonaysiin karo Howlgalka dhanka Bada Somalia ee midowga Yurub.
Advertisement
Inta mudadaan lagu jiro waxay warsaxaaadeedkooda ku sheegeen inay ulin doonaan sedex howlgal oo kala ah Howlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee ATALANTA, Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM Soomaaliya), iyo Howlgalka Awood-dhisidda Midowga Yurub (EUCAP Soomaaliya).
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement