Daawo:Xasan SheeKh iyo Xamse oo Lagu eedeeyey Ka Gaabinta Gurmadka Gedo –  Gedo TimesMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Viila Somalia wax ka badashay qorshayaal hore ay u meel marisay islamarkaana dhaqan gelintiisa uu wado gudiga doorashooyinka iyo soocdimaha kaasoo in dalka ay ka hirgeliso doorashooyin qof iyo cod ah oo isku mar qabsooma.

Wararkaan danbe ayaa sheegaya in Villa Somalia dooneyso inar mar kale maamul Goboleedyada u kordhiso mudo xileedkooda,sidoo kale Dowladu waxay wadaa Dowladu qorshahaan ay ku gaarto mudo kordhin ugu yaraan 2 sano ah in faderaalkana uu ku darsado.

Advertisement

Qorshahaan hadiiba uu run noqdo waxaa qorshuhu yahay in doorashooyinkii bisha june la qorsheeyay dib loo dhigo si Dowladu danaheeda u gaarto.

Bisha June waxay ahayd in Jowhar,Baydhaba iyo Duusa-mareeb ay ka dhacaan doorashooyinka  balse hada waxay sedexdaasi maamul Goboleed iyo faderaalku isla garteen mudo kordhintooda garteen.

Dowlada Xasan Sheekha ayaa sii jireysa ilaa 2027-2028-ka sida qorshahoodu yahay taasoo keeni karta xiisad dagaal marka la eego mucaaradka oo ku hubeysan Magaalada Muqdiso.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here