HomeCiyaarahaViktor Gyokeres Oo Meesha Ka Saaray Ku Biirista Hal Koox Oo Premier...

Viktor Gyokeres Oo Meesha Ka Saaray Ku Biirista Hal Koox Oo Premier League Ah.

Viktor Gyokeres ayaa meesha ka saaray inuu u dhaqaaqi doono Nottingham Forest xagaagan isagoo isku diyaarinaya inuu ka tago Sporting CP sida ay sheegayaan wararku.

Gyokeres ayaa lala xiriiriyay kooxaha uGu waaweyn yurub kadib markii uu 40 gool u dhaliyay Sporting 41 kulan oo uu ciyaaray tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.

Horyaalka Premier League ayaa la filayaa in uu noqdo meeshii uu ka soo degi lahaa, mana jiri doonto kooxo aan doonayn saxiixiisa.

Gyokeres ayaa diirada u saaran kooxaha Arsenal, Chelsea, Liverpool, Manchester City, Manchester United iyo Newcastle United, halka warar dhawaan soo baxay ay sheegayaan in Forest ay wadahadalo la furtay 26-sano jirkaan.

Florian Plettenberg ayaa Meesha ka saaray suurtagalka uu Gyokeres ugu biiri karo kooxda Forest kuwaas oo doonaya in uu ku biro kooxaha ugu waaweyn yurub.

Wararka ayaa sheegaya in kooxaha Arsenal, Liverpool Iyo City ay yihiin kooxaha uu doonayo in uu ku biro premir League.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -