Ciidamada Cirka ee Turkiga ayaa duqeeyay bartilmaameedyada Kurdiyiinta ee Ciraaq iyo Suuriya, iyagoo u muuqda inay aargudasho u tahay weerarkii argagaxsio ee shalay Turkiga lagu qaaday gaar ahaan xarun ciidamada Difaca ku leeyihiin magaalada Ankara.
Wasaaradda difaaca ayaa sheegtay in 47 bartilmaameed ay ku burbureen weerarkii cirka ee Arbacadii, iyadoo aan faahfaahin laga bixin goobaha la weeraray.
Advertisement
Dowlada Turkey waxay sheegtay inay taxadarka la sameeyay si looga hortago waxyeellada loo geysto dadka rayidka ah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement