Khilaafka hareeyey dowlada Federaalka iyo maamulka jubalaand ee iskiis is magacaabay ee ahmed madoobe ayaa waxaa dhacday in gabi ahaanba dowladda dhexe ka joojisay duulimaadyadii tagi jirya deegaanadaas sababa la xariira khilaafka u dhaxeeya.
Advertisement
tiro ka badan 80 Xildhibaan oo ka kala tirsan Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa madaxda dowladda federaalka ku cambaareeyay xayiraada dhanka socdaalka ee ay saartey degaaanada maamulka Jubaland.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA XILDHIBAANADA.
Advertisement