BEIRUT (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 558 qof, oo ay ku jiraan 50 carruur ah, ayaa ku dhintay 1,835 kalena way ku dhaawacmeen duqeymaha ba’an ee ay Israa’iil ku hayso qaybo kala duwan oo ka tirsan Lubnaan, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Lubnaan.

Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa gantaallo tiro badan ku riday saldhigyada ciidamada cirka ee Israa’iil, iyadoo ka jawaabaysa madaxda caalamka iyo Qaramada Midoobay oo ku baaqay in degdeg loo dejiyo.

Advertisement

Dhanka kale Israa’iil ayaa sii waday weerarada ay ku hayso marinka Qaza, iyadoo ay ku dishay ugu yaraan 12 falastiiniyiin ah guud ahaan dhulka go’doonsan 24-kii saac ee lasoo dhaafay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here