Wararka laga helaayo Dalka Itoobiya ayaa sheegaya inay sii kordhayaan tirada dadka ku dhintay dhul go’a ka dhacay Dalka Itoobiya xili saacado kadiba meydad hor leh dhulka laga soo faagayo.

War dhanka Qaramada Midoobe ka soo baxay ayaa lagu sheegay in dhimashadu kor u dhaaftay257 islamarkaana ay gaari karto ilaa 500 ruux sida ay sheegtay Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNOCHA.

Advertisement

Dowlada iyo shacabka ayaa gurmad u fidinaya dadka dhulkiisa wali ku hoos jira ee loo maleynayo inay nool yihiin iyadoo qalab iyo gacmahaba lagu faagayo dhulka.

Mid ka mida dadka ehaladiisa ay ku baxeen masiibadaan ayaa warbaahinta u sheegay in 13 ruux oo ehelkiisa dhaw ah ay ku dhinteen isagoona tilmaamay in 7 ka mida ahaayeen caruur uu dhalay adeerkiis.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Watu wakiwa katika eneo la wilaya ya Geze-Gofa lililoko kusini mwa Ethiopia liliyokumbwa na maporomoko Julai 22, 2024. Picha na AFP

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here