HomeWarkiiThabit Cabdi oo ka hor yimid Madaxweyne Xassan fariin culusna u direy

Thabit Cabdi oo ka hor yimid Madaxweyne Xassan fariin culusna u direy

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabir Cabdi Maxamed ayaa fariin culus u direy Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuu taasoo ku saabsan hab hogaamintiisa siyaasadeed gaar ahaan sida uu u wajahayo dagaalka Alshabaab lagu jiro.
Masuulkaani wuxuu madaxweynaha ugu baaqay inuu talada dagaalka  dhexda soo dhigo isagoo xusay inuusan kaligiis wax wadi karin.
Thabit oo barihiisa bulshada soo geliyay fariintaan oo qoraal ah ayaa sidan u qorneyd:-
Xasillooni siyaasaddeed baa xasillooni amni keenta ee Madaxweynow tallo qaran doon, taas baa laguu doortay.

Dadka oo dhan hal caddow bey leeyihiin waana waajib in meel looga soo wada jeesto argagixisada ee Madaxweynow dadka isku doon.

Kaligaa wax walba qabo waxba kuma qabsamaan, waqti baa dalka iyo dadka kaga sii lumaya.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -