Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Munaasibad ay xilalka kula kala wareegeen Taliyihii hore ee Guutada 77aad Gen. Xassan Aadan dhicis iyo Taliyaha Cusub ee Guutada G/Le Dhexe Maslax Maxamud Maxamed ayaa ka dhacday Madaxtoyada qaranka.
Munaasibada ay xilalka kula kala wareegeen Saraakiishaan waxaa goob joog u ahaa Agaasima ku Xigeenkiisa Madaxtoyada Qaranka Maxamad Aamiin sheekh cusman iyo Guddi saraakiil ah oo ka tirsan Taliska Xoogga.