Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa u maanta u magacaabay, Mudane Sulub Axmed Firin, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XJFS.
Magacaabistaan ayaa imaaneysa xili Taliye Sulub laga qaaday xilka Taliyaha Booliiska islamarkaana lagu badalay Asad Diyaano oo reer Puntland ah.
Advertisement
Sidoo kale waxay ku soo aadeysaa xili shalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheeh uu dalacsiiyay Sulub Axmed Firin oo ah taliyihii hore ee Booliiska , waxaana loo dalacsiiyay Saree-Gaas.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement