sida aan ka soo xiganay raadiyaha Ciidamada Dowlada Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Madey Nuureey sheikh ufurow ayaa safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti.
Taliye General Madey wuxuu Dalka Jabuuti kaga Qeyb galay Munaasabad lagu weyneynayay Xuska Sanad Guuradii 47 Sanad Guuradi Kasoo wareegatay Marka la aas aasay Ciidan Xooga Dalka Jabuuti
Advertisement
Advertisement