Taliyaha Qaybta 2aad ee ATMIS  Sarreeye Guuto Seif Salim Rashid ayaa Khamiistii la kulmay mas’uuliyiinta amniga degmada Dhoobley si ay uga wada hadlaan amniga gobolka.

Wuxuu ku baaqay iskaashi dhow, isku duwis & xog wadaagis dhex marta ciidanka KDF ATMIS & Ciidanka Amniga Soomaaliyeed si loo dardargeliyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Taliyaha Sirdoonka Dhoobley, Gaashaanle Sare Umuro Umuro ayaa talyaha ku raacay hadalkiisa, wuxuuna hoosta ka xarriiqay ahmiyadda wada-shaqeyntu leedahay si loo gaari guul milatari.

Mas’uuliyiinta waxay uga mahadceliyeen ATMIS taageerada ay ka geysato dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee koonfurta.
=XIGASHO ATMIS=
May be an image of 3 people and textMay be an image of 6 people, tree and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 5 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here