Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dayax Cabdi Cabdulle ayaa galabta gaarey aagga Deegaannada Waniile iyo Dhagaxyaale .
Dagaanadaan oo hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa dhawaan kooxda Khawaarijta ah waxaa lagu gaarsiiyay jab xooggan ayada oo ilaa iyo hadda maydadkooda laga soo aruurinayo dhulka hawdka ah.

Janaraal Dayax ayaa Ciidanka iyo Saraakiisha ku sugan aaggan ku ammaanay sida ay casharka ugu dhigeen Khawaarijta arxanka daran asaga oo ku dhiiri galiyay in ay joogteeyan hawlgalada nuucaan ah oo Khawaarijta lagu naafeynayo.
May be an image of 8 peopleMay be an image of 11 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here