Dhame Maxamed Macalin Abuukar Xasan (Shaarib) ayaa loo magacaabay Taliyaha Ururka 7-aad Guutada 18-aad ee kumaandooska Gor-Gor Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Shaarib ayaa Ka mid ah Saraakiisha ugu Fir Fircoon ee Ciidanka Xoogga Dalka waxana uuna qeyb ka ahaa Saraakiisha hormuudka u aheyd halganka Argagixisada looga saaray Goobo badan oo ka mida Maamulada Galmudug Iyo Hirshabelle.
Sarkaalkaan waxaa looga fadhiyaa inuu qibradiisa iyo xirfadiisa ugu adeego ciidamada iyo qaranka xilkaan ku aaminay.
Advertisement