Sida lagu baahiyay barta Facebook ee Taliska ATMIS Taliyaha Guutada 73aad ee Burundi qaybtana ka ah ATMIS, G/dhexe. Evariste Niyonkuru ayaa la kulmey Taliyaha Saldhiga Biyo Cadde ee CXDS Gaashaanle Mohamed Duraan isagoo kula kulmey Saldhiga Mahaday.

Waxay ka wada hadleen xaaladda amni ee Mahaday, hawlgallada wadajirka ah ee milatari ee soo socda & hawlaha shaqo ee iskaashiga rayidka iyo militariga.

G/dhexe. Niyonkuru ayaa xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay ciidamada Burundi iney xoojiyaan iskaashiga milatari ee ka dhaxeeya ATMIS iyo CXDS ee ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe.
May be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here