Taliyaha Guutada 23 aad Gungaar ee ciidanka Xasalinta Caasimadda Gaashaanle dhexe Aadan Jeelle Cali ayaa kulan dhiirogalin ugu tagay Ciidanada difaaca ee ku sugan duleedka caasimadda Muqdisho.

Taliyaha ayaa ciidanka ku bogaadiyay sida feejigan ay caasimadda ugu ilaaliyaan dhagarta cadowga oo shalay damacsana in magaalada ay ku dhibaateeyaan shacabka.
Taliyaha ayaa si gaar ah ugu mahadceliay ciidanka oo shalay fashiliyay gaari qaraxyo laga soo buuxiyay oo khawarijtu doonayeen in ay ku qarxiyaan shacabka sida nabadda ugu nool caasimadda.

May be an image of 2 people and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here