Saraakiisha Amaanka oo shaqadooda gudanaya ayuu Taliyuhu la kulmay waxayna Warbixin guud ka siiyeen xaaladda amaan iyo howlgalada looga hortagayo dhagarta Khawaariijta oo Ciidamada kala duwan wadajir isaga kaa shaadaan .
Kormeerka shaqo kadib Taliyaha ayaa booqday qaar kamid ah ganacsiyada suuqa Deegaanka Ceelasha-Biyaha oo amaanka jira uu u sahlay in xiliga habeenkii cabsi la’aan shaqeystaan .







Advertisement