Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Lataliyaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ee Safaarada Mareekanka ee Soomaaliya mudane Flannery, Robert.

Labada mas’uul ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga amni ee labada dal, qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah ee ciribtirka kooxaha nabad-diidka ah iyo tayeynta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
May be an image of 2 people, television, newsroom, the Oval Office, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here