HomeCiyaarahaTababaraha kooxa Manchester united Ruben Amorim Oo Go’aansaday n Uu Iska...

Tababaraha kooxa Manchester united Ruben Amorim Oo Go’aansaday n Uu Iska Iibiyo Xiddigii 4-aad.

Ruben Amorim ayaa go’aansaday inuu iska iibiyo ciyaaryahankii afaraad ee Manchester United xilli uu isku diyaarinayo inuu isku shaandhayn ku sameeyo kooxda xagaaga.

Marcus Rashford, Antony iyo Tyrell Malacia ayaa dhamaantood la filayaa in la iibiyo ka dib markii amaah lagu diray intii lagu jiray suuqa kala iibsiga ee January.

Amorim waxa uu diyaar u yahay in uu iska diro dhamaanba kuwa amaahda ah waxana uu sidoo kale qarka u saaran yahay in uu iibiyo Goolhaye Andre Onana, sida laga soo xigtay The Sun.

Onana waxa uu Old Trafford soo gaadhay 2023 isaga oo Inter Ka caawiyay in ay gaadho final-ka tartanka Champions League.

Goolhayaha reer Cameroon ayaa laakiin si weyn ugu dhibaatooday kooxda isaga oo sameeyay khaladaad badan oo sababay Goolal laga dhaliyay Man United

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -