ATMIS ayaa tabobar shaqo barasho ah oo shan maalmood socondoona ubilawdey Askarta cusub ee la geeyey Xarunta sare ee hawlgalka.

Intuu socdey tababarka, Taliye ku-xigeenka Ciidanka ATMIS una qaabilsan Hawlgallada iyo Qorshayaasha, S/Gas. Marius Ngendabanka, ayaa tilmaamey muhiimadda uu tababarka u leeyahay in saraakiisha awood u yeeshaan inay si hufan u fuliyaan waajibaadka Hawlgalka.

Tababarka ayaa lagu baran doonaa mawduucyo kala duwan, oo ay ka mid yahiin hawlgallada ciidamada, anshaxa Ciidamada, Habdhaqanka ciidanka, Shuruucda hawlgalka ATMIS (SOPs), dhaqanka wadanka martida loo yahay, iyo xeerarka caalamiga ah ee hawlgalada.
May be an image of 4 people and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 12 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here